Jimco, Bisha Shanaad 06, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 12:15

    War / Soomaaliya

    Adeeg Cusub oo Ambalaasyada ah oo Muqdisho laga Hirgaliyey

    x
    Mas’uuliyiinta adeegga ambalaasyada ee Muqdishu ayaa sheegay inay bilaabeen adeeg cusub oo u adeegaya haweenka uurka leh iyo carruurta nugul. Adeeggan ayaa u gurmanaya haweenka xilliyada habeenkii ah ee ay yartahay helitaanka gaadiidka kale ee ay ku gaadhi karaan cisbitaallada.