Talaado, Bisha Shanaad 03, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 11:43

    War / Soomaaliya

    RW Shirdoon: Waan Dhowreynaa Saxaafadda Iyo Xuquuqda Dumarka

    Ra'iisul wasaare SaacidRa'iisul wasaare Saacid
    x
    Ra'iisul wasaare Saacid
    Ra'iisul wasaare Saacid
    Mohamed Olad
    Ra’isul Wasaaraha Somalia Abdi Farah Shirdon ayaa ku celceliyay sida dowladda Somalia ay ka  go’antahay  ilaalinta xuquuqda Aadanaha iyo xuriyatul Qowlka, waxaana hadalkan uu ku soo beegmay ka dib markii dhageysi maxkamadeed oo la xiriirtay gabar sheegtay in la kufsaday iyo wariye loo hesto inuu sheekadaa been abuuray, dib loo dhigay ilaa iyo 5 bishan.

    War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra’isul wasaaraha ayuu kaga hadlay kufsiga, xuriyatul qowlka, amaanka iyo talaabooyinka ay ka qaadaneyso dowladiisa.

    Faahfaahinta warsaxaafadeedkaasi halkan hoose ka dhageyso .

    Qubanaha VOA

    Qubanaha VOA