Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Abwan Lecture (Q. 3aad)


Abwaan
Abwaan
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa Cayaarta Xiisaha leh ee American Supperballka ee habeen dambe ka dhaceysa magaalada New Orlands ee gobolka Lousina oo ay isugu soo hareen laba kooxood oo tabarayaal u kala yihiin laba wada dhalatay. Waxaan sidoo kale idinku haynaa haween reer India ah oo u midoobay inay budeeyaan ragga xaasaskooda garaaca, iyo Abwaan Lecture oo aan qayb kale oo xiiso leh idinka hayno.

Barnaaijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:24:07 0:00
XS
SM
MD
LG