Monday, September 22, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 07:26

War / Soomaaliya

Xasan Shiikh: Somalia Cidna Dul-saar Kuma Aha

x
Madaxweynaha Somali Xassan sheekh Maxamud ayaa maanta Kudbad ka hor jeediyay kulanka madaxda Africa uga socda Magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, madaxweynaha ayaa ka hadlay xaaladda Somalia, Qaxootiga Somalida ee dalalka deriska ah ku suggan iyo arimo kale.

warbixin ku saabsan qudbadiisa halka hoose ka dhageyso.


Qubanaha VOA, Sept 18, 2014