Saturday, May 18, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 21:50

War / Soomaaliya

Wicitaanka: Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta

x
Qiyaasta qoraalka - +
Mohamed Olad
Gudoomiyaha xiriirka Somaliyeed ee kubadda Cagta Cali Saciid Guuleed ayaa beeniyay in musuq maasuq uu ka dhex jiro xiriirka kubadda cagta , waxuuna sheegay in Cayaaraha Somalia ay marayaan maanta heer sareeya oo yudadiila leh.

Barmaanijka wicitaanka ayuuna marti ku ahaa qeybta hoose ka dhageyso.


Dhageyso Barnaamika Wicitaanka
Loading
12:00:00 / -:--:--