Thursday, October 23, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 10:55

War / Soomaaliya

Hay'ad la Socoto Dhaqaalha Somalia oo Hirgaliyay

x
Dowladda Soomaaliya iyo dalalka deeqbixiyaaasha ayaa maanta Muqdisho isku af-gartay dhaqan gelinta qaab ama hay’ad kor kala soconaysa dhaqaalaha lacageed ee la siinayo Soomaaliya iyo waliba sida loo isticmaalayo.

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo garoonka Muqdisho ku la kulmay safiiro ka socda dalalka deeqa bixiya ayaa sheegay in guddigan uu yahay KMG siina shaqeyn doono ilaa iyo inta laga hirgalinayo hay’addaha maaliyadda ee Soomaaliya.

Haddaba, sida ay hay'addan u shaqeynaso waxaa VOA uga warramay wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Soomaaliya Maxamuud Xasan Sulaymaan.

Dhageyso wareysiga wasiirka maaliyadda
Dhageyso wareysiga wasiirka maaliyaddai
|| 0:00:00
...
 
🔇
X
Qubanaha, VOA

Qubanaha, VOA

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...