Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 13:52

War / Maraykanka

Falanqeyn: Xilliga Cusub ee Obama

x
Qiyaasta qoraalka - +
Madaxweyne Barack Obama oo xilli cusub oo afar sano ahi uu u bilaabanayo ayaa la isweydiinayaa waxyaabaha uu culeyska saari doono, ha noqdaan arrimaha gudaha iyo kuwa caalamka labadaba.

Hoosta ka dhageyso warbixin ku saabsan munaasabadda caleemo-saarka iyo falanqeyn daba socota oo ka hadlaysa waxa Obama horyaalla.