Monday, October 20, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 11:06

War / Soomaaliya

Obama oo Qaabilay Madaxweynaha Somalia

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa Aqalka Cad ku qaabilay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamud

Madaxweyne Obama iyo Madaxweyne XasanMadaxweyne Obama iyo Madaxweyne Xasan
x
Madaxweyne Obama iyo Madaxweyne Xasan
Madaxweyne Obama iyo Madaxweyne Xasan
Mohamed Olad
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta Aqalka Cad ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo booqasho ku jooga magaalada Washington.

Kulanka Obama iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa goob joog ka ahaa. ku xigeenka la taliyaha amaanka ee Qaranka Mareykanka.

Mr. Obama ayaa kala hadlay Madaxweynaha Somalia waxa uu Aqalka Cad ugu yeeray guulaha siyaasadeed iyo kuwa Amni ee Somalia.

Mr. Obama ayaa sheegay inuu aad ugu rajo weynyahay mustaqbalka Somalia oo soo hagaaga.

Kulanka labada madaxweyne ayaa waxa uu ka turjumayaa aqoonsiga dowladda Mareykanku ay maanta siisay dowladda Soomaaliya, iyo sida dowladda Mareykanka ay u daneyneyso taageerista Soomaaliya, oo dhibaato iyo dagaalo ku jirtay muddo ka badan 21 sanadood.
Qubanaha, VOA

Qubanaha, VOA

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...