Wednesday, June 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 02:18

War / Soomaaliya

Martida: Daahir Axmed Faarax

Dahir Axmed Faarax Dahir Axmed Faarax
x
Dahir Axmed Faarax
Dahir Axmed Faarax
Qiyaasta qoraalka - +
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka MRD ee dalka Jabuuti Daahir Axmad Faarax ayaa sheegay inuu dib ugu laabanayo dalkiisa oo muddo 9 sano ah musaafuris uga maqnaa.

Daahir Axmed Faarax ayaa Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu siiyey wareysi khaas ah oo dhinacyo badan taabanaya.

Barnaamijka oo dhan halka hoose ka dhagayso.

Dhalinyarada & Tahriibka

video platformvideo managementvideo solutionsvideo player
Waa Kulan VOA ay ku Qabatay Hargeysa.