Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Abwaan Lucture# Q-1aad


Barnaamijka Cawesyka Washingto waxaad ku maqli doontaan wareysi aan la yeelanay Abwaan Cabdullaahi Faarax Warsame "Lucture" iyo sheekooyinkii xiisaha lahaa ee aad barnaamijka uga barateen oo ay ka mid tahay Mukulaal xero taraaraxday oo xabsiga la dhigay.

Barnaamijka oo dhan halka hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:27:57 0:00
XS
SM
MD
LG