Hay’adda MSF ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay in la sii daayey nin horey loogu helay inuu ka dambeeyey dilka laba shaqaale ah oo hay’adda ka tirsanaa bishii Diisambar 2011-kii.
Meinie Nicolai oo ah Madaxa Hawlgallada ee MSF ayaa VOA u sheegtay inaan dawladda Soomaaliya si rasmi ah ula socodsiinin xukunka horey loogu riday iyo sii dayntiisa labadaba. Waxay ugu baaqday dawladda Soomaaliya inay kala caddaysay sida wax u dhaceen.
Ms Nicoali waxay sheegtay in dawladda looga baahan yahay inay kala caddeeyaan sida ay u dhacaday in qof lagu rido xukun, haddana la sii daayo.

Embed
share
MSF - Somalia
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:02:36
0:00
Direct link