Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 15:43

War / Soomaaliya

Dhaqanka iyo Hiddaha # 142

x
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee maantuna waxa uu ku saabsan yahay "Ararta", waxana uu qoraa Axmed Faarax Cali Idaajaa uu ku soo qaadanayaa sida gabyaagu uu ararta ugu muujiyo awooddiisa suugaaneed iyo waliba bajinta gabyaaga kale.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.