Thursday, April 17, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 21:41

War / Soomaaliya

Somalia iyo AU oo ka Hadlay Muddo Kordhinta Amisom

Madaxda Somalia ayaa Muqdisho kula kulmay xubno ka socday Midowga Afrika. Labada dhinac ayaa ka hadlay muddada AMISOM oo ku eeg bisha Maarso.

x
Qiyaasta qoraalka - +
Madaxda Soomaaliya ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay saraakiil ka socotay ururka Midowga Afrika.

Kulanka ayaa looga hadlayay sidii waqtiga loogu kordhin lahaa ciidamada Nabad ilaalinta ee Midowga Africa ee Amisom, oo mudada sharciyadda ah ee ay u heystaan ka howlgalidda Somalia ay ugu egtahay 7da bisha march ee soo socota.

Kulankaasi ayaa gebagabadiisa la isku raacay sidii Golaha Amniga loogu gudbin lahaa  codsi lagu dalbayo muddo AMISOM.
Warbixin ku saabsan kulankaais halkan hoose ka dhageyso.

Qubanaha VOA