Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Fanaanka Lafoole


Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa hal abuure C/laahi Xasan Ganey oo sanadka 2013-ka u diraya farriin dardaaran ah oo uu ku weysiisanayo inuu noqdo mid la mahadiyo. Waxaad sidoo kale ku maqli doontaan sheeko ku saabsan digaagad reer ay la nooshahay ka bad-baadisay dab ka kacay guriga ay ku nool yihiin, iyo sidoo kale fanaanka Maxamed Xasan xuseen Lafoole.
Guud ahaan barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:20:43 0:00
XS
SM
MD
LG