Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Siyaasadda Puntland


Barnaamijka Faqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsanyahay siyaasadda Puntland, gaar ahaan aragtida kala duwan ee laga qabo muddo kororsiga xakuumadda Madaxweyne C/Raxmaan Faroole oo waqtigeedu ku egyahay sideedda bishan Janaayo.

Doodda ayaa waxaa ka qeyb galaya Siyaasiyiin, aqoonyahanno iyo nabadoonno ka soo jeeda bulshada Puntland kuna aragti kala duwan tubta ay Puntland haatan hayso.

Barnaamijka oo ay isku soo duwday soona jeedinayso Sahra Ciidle Nuur halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:30:54 0:00
XS
SM
MD
LG