Saturday, May 18, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 19:46

War / Soomaaliya

Dhaqanka iyo Hiddaha # 141

x
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee maanta waxa uu ku saabsan yahay "Ararta" oo ah mid ka mid ah astaanta maansada Soomaalida.

Axmed Faarax Cali (Idaajaa) oo isku soo dubba riray barnaamijka ayaa ka sheekaynaya Ararta iyo sida loo adeegsado.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.