Isku xirrada

War Deg-Deg ah

MSF oo Joojisay Howlihii ay ka Waday Baladweyne


Hay’adda MSF ee Dhaqaatiirta aan Xuduudda laheyn ayaa maanta si rasmi ah u joojisay howlihii ay ka waday cusbitaalka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiran, magaalda ayaa waxaa ku nool dad lagu qoyaasayo ku dhawaad 300 oo Kun oo qof.

Hay’adda ayaa sheegtay in sababo dhaqaale ay u joojineyso howlihii ay ka waday cusbitalka guud ee Beledweyne, waxaana durbadii dadka gobolka ay bilaabeen dadaal ku wajahan sidii cusbitaalka looga caawin lahaa in howsha uu u hayo bulshada uu sii wado.

Wariyaha VOA ee Baladeyne Xuseen Xasan Dhaqane ayaa ku soo waramaya in shirar looga arinsanayo kaalinta ay dad weynaha Baladweyne ka qaadan karaan helitaanka dhaqaale lagu taageero isbitaalka ay ka socdaan gudaha isbitaalka magaalada Baladwene.

Warbixinta oo dhan halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:29 0:00
XS
SM
MD
LG