Khamiis, Bisha Labaad 11, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 22:07

    War / Soomaaliya

    Baarlamaanka oo Ansixiyey Wasiirro Kale

    x
    Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay qeybtii labaad ee ka dhimanayd golaha wasiiradda ee xukuumadda Saacid.

    Hadal uu baarlamaanka u jeediyay, Ra’iisul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid", wuxuu uga hadlay maamul u sameynta Jubbooyinka, isagoo dhinac kalena sheegay in xukuumaddiisu ay sida ugu dhakhsiyaha badan u bilaabo doonto wadahadaladii dowladda Somalia iyo Somaliland.

    Warbixinta oo dhan halka hoose ka dhageyso.

    qubanaha

    qubanaha