Tuesday, September 02, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 09:43

War / Soomaaliya

Faaqidaadda: Anshaxa Saxaafadda

x
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay Anshaxa iyo Qaanuun-u-sameynta Saxaafadda Soomaalida.

Barnaamijkan oo ay ka qeyb galayaan khuburo dhanka saxaafadda ah, ayaa waxa uu gabagabo u yahay barnaamijkii taxana ahaa ee aan todobaadkan uga hadleynay Anshaxa Saxaadfadda Soomaalida.
 
Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Haarun Macruuf.

Barnaamijka oo dhan halka hoose ka dhageyso.