Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 02:48

War / Soomaaliya

Wasiirro iyo Saraakiil Ciidan oo Kismaayo Tagey

KismaayoKismaayo
x
Kismaayo
Kismaayo
Qiyaasta qoraalka - +
Wasiirro ka tirsan Dawladda Federaalka ah ee Somalia iyo saraakiil ciidanka milatirga ah ayaa maanta booqday magaalada Kismaayo, iyaga oo la kulmay maamulka magaalada.

Dhinaca kale, Ururka Al-Shabaab ayaa tacshiirad ku furay dayuurad kuwa rakaabka ah oo maraysa hawada Kismaayo, iyada hal qof uu dhaawacmay.

Wareysi arrimahaas la xiriira hoosta ka dhageyso.