Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 14:26

Barnaamijyada Toddobaadka / Dhaqanka iyo Hiddaha

Dhaqanka iyo Hiddaha # 140

x
Qiyaasta qoraalka - +
Ahmed Faarah Ali Idaajaa
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee maantana waxa uu halkiisii ka sii ambaqaadayaa "Hasha Gabay" iyo sheekooyinkii la xiriiray.

Barnaamijka oo uu soo diyaariyo soona jeediyo qoraaga Axmed Faarax Cali (Idaajaa) halka hoose ka dhageyso.