Tuesday, October 21, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 13:15

Xulka

Anshaxa Saxaafadda

x
Waa qeybtii ugu horraysay ee barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya Anshaxa Saxaafadda Soomaalida.
Qabyaalad, laaluush qaadasho, qadafka iyo dhacdooyinka oo la buunbuuniyo waa qaar ka mid ah ficillada aan waafaqsaneyn anshaxa saxaafadda ee ka dhaca warbaahinta Soomaalida.

Qeybta koowaad oo ka hadlaysa anshaxa hoos ka dhageyso.


Waa qeybtii 2aad  ee barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya Anshaxa Saxaafadda Soomaalida. Qeybtan waxaan si gaar ah ugu eegeynaa - laaluush qaadashada iyo waxa loo yaqaan "sharuurka" iyo xiriirka kala dhaxeeya dilalka iyo dhibaateynta wariyeyaasha:
                        

Qeybtan 3aad ee Barnaamijkan Anshaxa Saxaadda waxa ay ka hadleysaa warbaahinta iyo hurinta colaadaha.



Qeybta Afraad ee u dambeysa barnaamijkan Anshaxa Saxaafadda, waxa uu ku saabasan yahay doorashada erayada ku habboon ee uu warfidiyeenku u adeegsado warbixinada iyo tabinta wararka.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.