Xalay waxaa magaalada Garoowe bartamaheeda lagu toogtay Allaha u Naxariiste G/sare Cabdullahi Xuseen (Gaal-dile) oo ka tirsanaa ciidanka Booliiska gaar ahaan Qaybta Gadiidka ee Gobalka Nugaal.
Goob jogayaal ayaa VOA u sheegay in sargaalka uu toogtay Nin dhhalinyaro ah oo bistoolad ku hubaysnaa kaaso markiba goobta ka baxsaday oo aan la qaban .
Sargaalka ayaa xiligii la toganayay ka soo baxay farmashi goobta ku yaalay isla markana doonayay in uu galo gaari uu watay.
Ciidanka Booliiska oo waxyar kadib goobta gaaray ayaa sameeyey baritaano iyagoo sidoo kalana qabqabtay dadkii goobta ka agdhowaa oo ay su'aalo ku weydiinayaan saldhigga dhexe ee booliiska degmada.