Friday, July 25, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 03:31

War / Soomaaliya

Is-rasaaseyn ka Dhacday Magaalada Kismaayo

x
Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in unugyo ka mid ah ciidanka dawladda oo gadooday ay taasi keentay iska horimaad ka dhacay magaalada.

Afhayeenka ururka Raaskaambooni Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa VOA u sheegay in dhacdadu ay ahayd mid fudud, sida warbaahintu u buunbuunineysana ayna ahayn.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.