Isku xirrada

War Deg-Deg ah

HRW oo ka Digtay Ku-celinta Qaxootiga ee Dhadhaab


Human rights watch logo
Human rights watch logo
Jeri Simsom oo ah cilmi-baare ka tirsan Hay'adda Human Rights Watch ayaa walaac ka muujiyey talaabada dawladda Kenya ay ku dooneyso in dad qaxooti ah ay ku celiso.

Sarkaalkan ayaa sheegay in loo baahan yahay in Kenya ay adeegsato halbeegga ugu yar ee ay ku xaddideyso dhaqdhaqaaqa qaxootiga, iyada oo deegaanka Dhadhaab ee ay dawladda Kenya sheegtay in lagu noqdaa ay aad u buuxaan, halkaas oo 75% dadka degani ay yihiin caruur iyo haween.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00
XS
SM
MD
LG