Wednesday, October 22, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 04:34

War / Soomaaliya

Askar ka tirsan Ciidanka Puntland oo Markab Afduubtay

Askar ka tirsan ciidanka badda PuntlandAskar ka tirsan ciidanka badda Puntland
x
Askar ka tirsan ciidanka badda Puntland
Askar ka tirsan ciidanka badda Puntland
Askar ka tirsan ciidanka Puntlanda ayaa xalay Boosaaso kala baxsaday markab dhawaan laga soo qabtay xeebaha kaasoo badda ku daadinayay shamiito qoyday. Markab waxaa saaran 33 shaqaale ah, waxaana laga leeyahay Kuuriyada Waqooyi

Markabkan oo lagu magacaabo MV Daesan ayaa Puntland ay ka soo qabatay xeebaha kadib markii lagu eedeeyey inuu xeebaha ku daadiyay shamiito qoyan oo uu ka soo celiyay dekedda Muqdisho markii ay diideen ganacsatada uu u waday.

Wararka ayaa sheegaya in laba doonyood oo ka tirsan ciidanka badda ee Puntland ay ku dabajiraan markabkaas la afduubtay si ay u soo furtaan.
Qubanaha, VOA

Qubanaha, VOA

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...