Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 01:02

War / Soomaaliya

Xukuumadda Somalia oo soo Bandhigtay Miisaaniyadda Sanadka

x
Qiyaasta qoraalka - +
Wasiirka Maaliyadda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Somalia, Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa sheegay in lacagta badankoodu ay ka iman doonto dalka gudihiisa.

Wasiirka ayaa sheegay in qaddar yar oo miisaaniyadda ka mid ah ay dibadda ka iman doonto.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.