Ciidamo Dowladda Ka Tirsan oo Gadood Sameeyay
Cutub ka tisan ciidamada dowladda Somalia ee ku suggan Gobolka Bay, oo gaaraya ilaa 120 askari ayaa sheegay inay ka gadoodsanyihiin mushaar la'aan
Askar ka tirsan ciidamada dowladdax
Askar ka tirsan ciidamada dowladda
Mukhtaar Maxamed Catoosh
19.12.2012
Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegay in cutub ka tirsan ciidamada dowladda Federalka Somalia ay ka gadoodeen taliska ciidamada, iyagoo ka cabanaya in wax mushaarooyin ah iyo xuquuq aysan helin toddobadii bilood ee la soo dhaafay.
Faahfaahinta Warkan oo Wariyeheena Magaalada Muqdisho Mukhtaar Maxamed Catoosh inoo soo diray halka hoose ka dhageyso.