Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Qaxootigu Waa iney ku Noqdaan Xeryaha


Dowladda Kenya ayaa soo saartay amar ah in kumannaanka kun ee qaxootiga Soomaalida ee ku sugan magaaloyinka Kenya ay dib ugu noqdaan xeryaha qaxootiga.

Safiirka Somalia ee Kenya, Maxamed Cali America ayaa dowladda Kenya ugu baaqay in Soomaalida sharciyada haysata loo ogolaaday inay joogaan meelaha ay hadda ku sugan yihiin.

Go’aanka Kenya ayaa la xiriira qaraxyada iyo amnidarada ka jirta meelaha ay qaxootiga Soomaalidu dagan yihiin gaar ahaan xaafadda Islii.

Wareysiga safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00
XS
SM
MD
LG