Sabti, Bisha Sideedaad 01, 2015 Wakhtiga Geeska Afrika 23:12

War / Soomaaliya

40 Guurada Qorista Far Soomaaliga oo Maanta la Xusayo

Kulan Lagu Xusayo 40 Guurada Qorist Farta Soomaaliga ayaa maanta ka Dhacaya Dalka Jibouti, waxaa ka qeybgalaya Madax ka socota Dhulalka Soomaaliga looga hadlo ee gobolka

x
Mohamed Olad
Saakay magaalada Djibouti waxaa lagu wadaa inay ka furanto kulan lagu xusayo, 40 guudarada ka soo wareegtay qorista Farta Soomaaliga, sanadii 1972kii.

48kii saacadood ee la soo dhaafay waxaa Djibouti ku qulqulayay dadkii lagu casuumay inay munaasabadda ka qeybgalaan.

Madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumar Geelle ayaa Xalay casho sharaf soo dhaweyn ah u sameeyay  xalay wafuudaas, oo uu ka midyahay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamud. Iyo madax kale, oo ka socda Somaliland, Puntland, Kililka Soomaalida Ethiopia, Kenya iyo meelo kale oo gobolka ah.

Waxaa sidoo kale xafladda lagu casuumay hal abuurka Soomaaliyeed Fanaaniin, iyo aqoonyan, waxaana lagu wadaa in lagu soo bandhigo Qaamuus cusub oo farta Soomaaliga ku qoran iyo buugaa kale.
 
Wareysi uu Wariyeheenna Djibouti Ramadan Muuse kala yeeshay xafladda  Gudoomiyaha suxufiyiinta dalalka Africa ee saxaraha ka hooseeya Moha Farax Jire  halka hoose ka dhageyso.

Barnaamijyada Idaacadda

JavaScript wuu kaa dansan yahay ama waxaad haysataa Adeegga Flash Adobe Player oo qadiim. soo hel Flash player ugu danbeeyay.
  • Obama oo khudbad u jeediyay Midowga Africa
  • Kulan uu Obama la qaatay xukuumadda Ethiopia, July 27, 2015.
  • Shir jaraaid oo Obama iyo RW Ethiopia ay ku qabteen Addis Ababa
  • Sawirka Barack Obama iyo Hailemariam Desalegn ee garoonka Bole ee Addis Ababa, Ethiopia, July 26, 2015.
  • Obama oo khudbad u jeediyay dadka Kenya
  • Kenyatta oo Obama ku soo dhaweeyay aqalka madaxtooyada Kenya
  • Madaxweyne Barack Obama iyo dhigiisa Kenya Uhuru Kenyatta oo shir jaraaid oo wadajir ah qabtay kadib markii uu dhammaaday shir ay ku yeesheen aqalka madaxtooyada Nairobi, July 25, 2015.
  • Obama oo ka qeybgalaya shir uu aqalka madaxtooyada kula yeeshay dhigiisa Kenya Uhura Kenyatta
  • madaxweynaha Kenya iyo dowladdiisa oo shir aqalka madaxtooyada kula yeeshay madaxweyne Obama iyo saraakiishiisa.
  • Obama iyo Kenyatta oo ku sugan shirka hal abuurka ganacsiga ee Nairobi
  • Obama oo ka hadlaya shirka hal abuurka ganacsiga Nairobi
  • madaxweyne Uhuru Kenyatta, oo daawanaya mar uu Barack Obama, marxabeynayay gabadha ay walaalaha yihiin ee Auma Obama, July 24, 2015, in Nairobi, Kenya.
  • Obama oo ubax dhigaya halkii ay ka dhaceen weeraradii safaaradda Maraykanka ee 1998.
  • Obama oo salaan ka qaadanaya ciidanka baanboyda Kenya
  • Ciidamada Police-ka Kenyan oo ilaalinaya waddooyinka magaalada Nairobi, July 24, 2015.
  • Sawir labada madaxweyne
  • Calamada Kenya iyo Maraykanka oo lagu iibinayo waddooyinka Nairobi, Kenya
  • Kenya
  • Sara Obama, oo ayeeyo u ah madaxweyne Obama oo raacaysa diyaarad u qaadaysa Nairobi si ay halkaasi ugula kulanto madaxweyne Obama
  • Africa Obama Mania Photo Gallery
  • Africa Obama Mania Photo Gallery
  • Africa Obama Mania Photo Gallery
  • Kenya Obama
  • Africa Obama Mania Photo Gallery
  • Kenya Obama
  • Crowds of Kenyans cheer and hold a painting representing US President Barack Obama near Memorial Park, in Nairobi on July 25, 2015.
  • Dadka Kenya oo waddooyinka ku dabbaaldegaya iyagoo wata calanka Maraykanka. July 24, 2015. (Photo: Aru Pande / VOA)
  • Obama oo uu soo dhaweeyay Kenyatta
  • Obama oo ubax ka guddoomay gabar yar markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta., July 24, 2015.
  • Obama oo qoyskiisa kula kulmay hotel ku yaalla Nairobi, Kenya, July 24, 2015.
  • Obama oo ka dagaya garoonka jomo Kenyatta