Saturday, August 02, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 03:21

War / Soomaaliya

Wicitaanka: Wasiir Cabdixakiim M. Xaaji Fiqi

x
Barnamaijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Gaashaandhigga ee Somalia, Cabdixakiim M. Xaaji Fiqi. Wasiirku waxa uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.