Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 10:41

War / Maraykanka

Connecticut: Magacyada Dadkii Dhintay oo la Shaaciyey

x
Qiyaasta qoraalka - +
Booliiska gobolka ayaa shaaciyey magacayada dadkii ku dhintay weerarkii loo geystay dugsiga hoose ee Sandy Hook ee ku yaalla magaalada Newtown ee gobolka Connecticut.

Dhinaca kale, madaxweyne Obama ayaa u qorsheysan inuu maanta oo Axad ah u safro magaaladii dhibtu ka dhacday.

Warbixin dhameystiran oo arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.