Tuesday, May 21, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 14:02

War / Soomaaliya

Cawayska: Shariif Jeeg & Muusikiiste Axmed Saalax

Barn. Cawayska WashingtonBarn. Cawayska Washington
x
Barn. Cawayska Washington
Barn. Cawayska Washington
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Cawayska waxaan idiinku haynaa qubannayaal ay ka mid yihiin;

Musikiiste Axmed Saalx Qaasim oo uu dhalay fannaanka Saalax Qaasim oo sheegay inuu ka baxay fankii kadib markii uu sida uu sheegay oo u ogaaday in muusikadu uu danbi yahay marka dhinaca diinta loo eego.

Sidoo kale waxaad  ku maqli doontaan wareysiga Fannaanka Shariif Jeeg.

Dhageyso barnaamijka Cawayska
Loading
12:00:00 / -:--:--