Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal: Al-Shabab oo $8000 ku Bixinaysa Dilalka Askarta Kenya


Sida uu sheegay Maxamed Axmed Maalin oo ah Guddoomiyaha Degmada Garrisa ee Kenya fariintani waxay ballanqaadeysaa 8 kun oo dollar oo la siinayo qofkii dila sarkaal Kenya u dhashay.

Dhinaca kale, waxa jira warar sheegaya in dad Soomaali ah oo badani ay ka tagayaan deegaanka Eastliegh ee magaalada Nairobi una kacayaan dhinaca Dhadhaab iyaga oo ka fogaaranaya xaaladda dhinaca amniga ah ee soo xumaaneysa ee xaafadda Eastleight.

Wareysiyo arrimahaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:52 0:00
XS
SM
MD
LG