Isniin, Bisha Shanaad 02, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 11:15

    War / Soomaaliya

    RW Saacid oo Dhameystiray Golihiisii Wasiirrada

    x
    Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magacaabay shan wasiiru dowle iyo labaatan wasiir ku-xigeen. Magacaabistan ayaa dhameystiraysa golihii wasiirrada ee in muddo ahba laga sugayey Ra'iisal Wasaare Saacid.

    Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

    Qubanaha VOA

    Qubanaha VOA