Thursday, April 24, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 16:47

War / Soomaaliya

Wareysi Gaar ah: Prof. Cali Khaliif Galaydh

x
Qiyaasta qoraalka - +
Prof. Galaydh oo nagu soo booqdo istuudiyaha VOA ee Washington ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Maamulka Khaatumo iyo xiriirka Somalia iyo dalalka dibadda.

Prof. Galaydh waxa uu u waramay wariyaha VOAda Caasha Ibraahim (Cuud)

Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

Qubanaha VOA