Tuesday, December 23, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 01:39

War / Soomaaliya

Madaxweyne Mursi oo Wareegtadiisii ka Noqday

x
Wareegtadan oo muran badan dhalisay ayaa ugu dambeyn lagu heshiiyey in la joojiyo, iyada oo aftidii dastuurka loo qaadi lahaa ay sideedii ahaan doonto. Aftida ayaa dhici doonto 15ka bishan December.

Ka noqoshada wareegtada ayaa timid ka dib markii shalay saacado badan uu kulan ka socday guriga madaxtooyada Masar. Go'aankan la gaaray ayaa wali waxaan jawaab ka bixin isbahaysiga mucaaradka oo aan iyagu kulankaba ka qeyb galin.

Shir ay maanta yeelanayaan ayey sheegeen inay ka soo saari doonaan jawaab ku aaddan wareegtada uu Madaxweyne Mursi ka noqday.

Warbixin dhameystiran oo arrintan ku saabsan hoosta ka dhageyso.

Qubanaha VOA

  • Idaacadda Habeennimo
    60 min

    Idaacadda Habeennimo

    Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...