Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faqidaada:Qalalaasaha Siyaasadda Puntland


Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay Qalalaasaha Siyaasadda ee Maamul-goboleedka Puntland.

Waxaa barnaamijka ka qeyb galaya siyaasiyiin, waxgarad iyo aqoonyahanno ka soo jeeda Puntland iyo weliba qaar ka tirsan dhageystayaasha VOA oo ku dhaqan meelo kala duwan oo caalamka ah.

Martida barnaamijka ka qeyb galaysa waxaa ka mid ah.
Marwo Caasho Geelle oo hore wasiir uga soo noqotay Puntland, Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mida Isimada deegaanka, Cabdirashiid Aadan Seed oo la soo shaqeyey Xukuumadihiii Ku-meel-gaarka ah ee kala danbeeyey ee Soomaaliya iyo Burahaan Cabdinaasir Maxamuud oo ah aqoonyahan ka soo jeeda Puntland.

Barnaamika oo uu isku soo duway, soona jeedinayo Maxamed Cabdi Xasan 'Sandheere' halka hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:49:17 0:00
XS
SM
MD
LG