Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 07:00

War / Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Djibouti oo Booqday Beledweyne

x
Qiyaasta qoraalka - +
Cabdiqaadir Maxamed Kaamil oo ah Wasiirka Gaashaandhigga Djibouti oo ay weheliyaan Abbaanduulaha Ciidanka Djibouti, Gen. Sakariye Sheekh Ibraahim iyo saraakiil kale ayaa booqday Beledweyne.

Saraakiishani waxay la kulmeen maamulka gobolka Hiiraan iyo ciidamada Djibouti ee ka hawlgala gobolkaas.

Warbixin dhameystiran oo arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.