Friday, May 24, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 02:53

War / Soomaaliya

Wicitaanka: Danjire Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Cadde)

x
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti inoogu ah danjiraha Somalia u fadhiya Midowga Yurub iyo Talyaaniga mudane Nuur Xasan Xuseen (Cadde). Danjiruhu waxa uu ka jawaabi doonaa su'aalaha dhageystayaasha VOA ee meelo kala duwan oo dunida ah ku nool.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.