Friday, May 24, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 16:50

War / Soomaaliya

Martida: Cabdikariin Xuseen Guuleed

x
Qiyaasta qoraalka - +
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa marti ku ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka waramaya qorshaha wasaaradiisa ee amaanka iyo maamul u sameynta gobalada dalka oo dhan.

Barnaamijka oo ay soo diyaarisay soona jeedinayso Falastiin Axmed Imaan halka hoose ka dhagayso.