Jimco, Bisha Shanaad 06, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 23:37

    War / Soomaaliya

    Faaqidaadda: Dilalka iyo Amni-darada Soomaaliya

    Baabuur lagu Qarxiyay Muqdisho.July 16, 2012Baabuur lagu Qarxiyay Muqdisho.July 16, 2012
    x
    Baabuur lagu Qarxiyay Muqdisho.July 16, 2012
    Baabuur lagu Qarxiyay Muqdisho.July 16, 2012
    Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dilalka iyo amnip-xumada ka jirta magaalooyinka ay ka taliso dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM.

    Barnaamijkan waxaa lagu falanqeynayaa cidda ka danbeysa dilalkaasi iyo waliba sida wax looga qaban karo.

    Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

    Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda
    Dhageyso Barnaamijka Faaqidaaddai
    || 0:00:00
    ...    
     
    X