Saturday, October 25, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 17:31

War / Soomaaliya

Codbixintiii Doorashada Somaliland oo soo Xirantay

x
Codbixinta doorashada deegaanka Somaliland ayaa soo xirantay. Guud ahaan doorashada ayaa si nabad-gelyo ah u dhacaysay, hase yeeshee waxaa rabshado ka dhaceen degmada Xuddun oo u dhow magaalada Laas-Caanood.

Waxa kale oo jira in degmooyin ka tirsan Sanaag-bari aan la geynin sanduuqyadii codbixintan, ka dib markii cabsi dhinaca amniga ah laga soo sheegay.

Codbixinta ayaa lsoo gaba-gabowday 6-dii makhribnimo  ee saacadda Afrikada Bari, iyada oo ku dhawaaqista natiijadana la filayo inay qaadato muddo hal toddobaad ah.

Warbixino doorashada la xiriira hoosta ka dhageyso.



Dhinaca kale, Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey doorashada Somaliland, isaga oo sheegay in Soomaali oo dhan ay guul u tahay.

Wareysiga oo dhan oo hoosta ka dhageyso.

Qubane

Qubane

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...