Somaliland: Doorashooyinka Deegaanka oo Maanta Bilowday
Dadka reer Somaliland ayaa saakay u dareeray goobaha cod bixinta si ay u doortaan maamulada dowladaha hoose
Wanawake huko Hargeisa Somaliland wakiwa kwenye foleni ya kupiga kura. x
Wanawake huko Hargeisa Somaliland wakiwa kwenye foleni ya kupiga kura.
Dad reer Somaliland ayaa saakay u dareeray goobaha cod-bixinta doorashooyinka dowladaha hoose.
Goobaha Codbixinta ayaa furmay saakay lixdii subaxnimo iyadoo dadku ay bilaabeen dhiibashada codadka todobadii subaxnimo.
Magaalooyin ka mid ah Somaliland oo shalay ay rabshado ka dhaceen ayaa saakay degenaa markii ay goobaha codbixintu furmayeen.
Wixii ku soo kordha doorashooyinka waxaad ku dhageysan doontaan idaacadeheena galabta iyo caawa .