Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garissa: Bixinta Kaararka Aqoonsiga oo la Hakiyey


Magaalada Gaarisa ayaa la hakiyey bixinta kaararka aqoonsiga ee la siiyo dadka heysta dhalashada Kenya, iyadoo 30 ka tirsan shaqaalaha shaqadii laga eryay.

Duqa magaalda Gaarisa Ismaaciil Maxamed Garaad, ayaa sheegay in go'aanka hakinta kaararka aqoosiga ah uu ka danbeeyo guddoomiyaha gobalka Wuqooyi-bari ee Kenya iyo waliba eryida shaqaalaha ka shaqeeya dowladda hoose. Duqu wuxuu sheegay arrimahaasi uu ka soo horjeedo.

Wareysiga oo dhan halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00
XS
SM
MD
LG