Friday, December 19, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 00:36

War / Caalamka

Noloshii oo Tartiibtartiib ugu Soo Noqoneysa Gaza

Palestinians celebrate the Israel-Hamas cease-fire in Gaza City, November 22, 2012.Palestinians celebrate the Israel-Hamas cease-fire in Gaza City, November 22, 2012.
x
Palestinians celebrate the Israel-Hamas cease-fire in Gaza City, November 22, 2012.
Palestinians celebrate the Israel-Hamas cease-fire in Gaza City, November 22, 2012.
Dadka ku nool magaalada Gaza ee dhulka Falastiiniyiinta ayaa maanta si tartiib-tartiib ah noloshoodii dib ugu bilaabayay kaddib markii ururka Xamaas iyo Israel ay ku heshiiyeen xabad-joojin ay ka soo shaqeysay dowladda Masar taasoo soo afjaraysa duqeyn iyo weerarro socday Muddo toddobaad ah oo u dhaxeeyey labada dhinac.

Xabbad-joojinta  oo xalay dhaqan-gashay ayaa maanta u muuqatay mid ay labada dhinac ilaalinayaan. Dhinaca kale, Xamaas iyo Israel ayaa labaduba ka hadlay xabbad-joojintan oo dhinac walba uu sheeganayo guullo.

Wareysi ku saabsan nolosha ku soo noqotay Qaza halkan hoose ka dhageyso.


Sidoo kale wareysi ay VOAda la yeelatay Xildhiban Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid aha wafdi ka socday baarlamanka Carabta, xilli uu ku sii jeeday Qaza halkan hoose ka dhageyso.

Qubanaha VOA

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    60 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...