Sunday, October 26, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 01:46

War / Soomaaliya

Soomaali Dib Loogu Celiyey Muqdisho

x
Dhalinyaro Soomaali ah oo deggenaa dalka Mareykanka ayaa maanta dib loogu celiyey magaalada Muqdisho

Dhlinyarada oo loo heystay danbiyo kala duwan oo ka ay galeen dalka Maraeykanka, ayaa maanrta laga dejiyey garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Dib u celinta  dhalinyarada iyo hanaanka amaanka ee garooonka Muqdisho waxaa warbixintan nooga soo diray weiyaheena Axmed Xasan Colaad.

Warbixinta oo dhan waxaad ka dhagaysataa qeybtan hoose.

Qubane

Qubane

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...