Isniin, Bisha Shanaad 02, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 02:05

    War / Caalamka

    Gasa: Waan-waan Socota iyo Dhimashadii oo 100 Dhaaftay

    x
    Iyadoo ay wali socoto duqeynta ay Israail ku hayso ka  magaalada Qaza ee dhulka Falastiiniyiinta ayaa dowladda Masar waxa ay sheegeysaa in meel wanaagsan ay mareyso waan-waanta ay ka dhex wado Israail iyo Ururka Xamaas.

    Dhinaca kale, waxaa korortay tirada dadka ku dhintay dagaalladan u danbeeyay. Saraakiil ku sugan Gaza ayaa sheegay in inkabadan 100 qof ay dhinteen, halka dhinaca Israail ay dhimashadu tahay 3 qof.
    Qubanaha VOA

    Qubanaha VOA