Saturday, December 20, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 17:20

War / Soomaaliya

Barnaamijyo: Dhismaha Nabadda Soomaaliya

x
Waa  barnaamijyo taxane ah oo oo aynu ku eegayno dhismaha Nabadda Soomaaliya. Waxaa soo diyaariyay Maxamed Colaad Xasan.

Qaybtan waxa ay ka hadlaysaa sababaha ay u guuldareysteeen shararkii diib-u heshiisiineed ee loo qabtay kooxihii Soomaaliya.


Qeybtan labaad waxa ay ku saabsan tahay fargalintii milatriga ee Soomaaliya lagu sameeyey iyo waxyaabihii ka soo baxay.


Qeybtan Sadexaad waxa ay ku saabsan tahay in awood milatari ay kaliya keeni karto xalka Soomaaliya iyo in kale


Qeybta Afraad waxay ka hadlaysaa doorka dib u heshiisiinta ee barnaamijyada dhismaha nabadda ee Soomaaliya.

Qubanaha VOA

  • Idaacadda Subaxnimo
    30 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...

  • Idaacadda Fiidnimo
    60 min

    Idaacadda Fiidnimo

    Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey...

  • Idaacadda Galabnimo
    60 min

    Idaacadda Galabnimo

    Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka,...

  • Idaacadda Subaxnimo
    60 min

    Idaacadda Subaxnimo

    Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii...