Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsigii Xaafadda Eastleigh oo Xirmay


Xiisad ayaa ka taagan xaafadda ay Soomaalidu degto ee Eastleigh ee magaalada Nairobi, halkaas oo ciidanka ammaanku ay ilaalo ka hayaan ammaanka dadka iyo ganacsiga.

Danjiraha Somalia u fadhiya magaalada Nairobi ee Kenya ayaa sheegay in uu jiro dadaal badan oo ciidamada amnigu ay ka sameynayaan ilaalinta nafta iyo hantida dadka Soomaalida ah ee Eastleight deggen.

Dhinaca kale, saddex askari oo ka tirsan ciidanka militariga ee Kenya ayaa lagu dilay gudaha magaalada Gaarisa, iyaga, oo sida wararku sheegayaan, baabuur ay wateen lugaha ka beddelanaya. Dadkii dilka geystay ayey u sooro gashay inay goobta ka baxsadaan.


Wareysiyo arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.


please wait

No media source currently available

0:00 0:15:30 0:00
XS
SM
MD
LG